HomeWararUSA: Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo loogu deeqay...

USA: Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo loogu deeqay gaadiidka u adkaysta Miinooyinka.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ciiddamo ka tirsan Mariniska Maraykanka ayaa waxay Ciiddanka Uganda tababar ku siinayaan Xeradda Singo oo ku taalla Uganda, si loogu tababaro isticmaalka gaadiidka u adkeysan kara inay dul-maraan miinooyinka iyo qaraxyadda kale ee jidka loogu aaso. Waa Tababarkii Labaad oo ay Ciiddanka Khaaska ee Mariniska Maraykanka u fidiyaan Milliteriga Uganda, iyadoo uu Hawlgalkii Koowaad bilowday […]

- Advertisement -

Ciiddamo ka tirsan Mariniska Maraykanka ayaa waxay Ciiddanka Uganda tababar ku siinayaan Xeradda Singo oo ku taalla Uganda, si loogu tababaro isticmaalka gaadiidka u adkeysan kara inay dul-maraan miinooyinka iyo qaraxyadda kale ee jidka loogu aaso.

Waa Tababarkii Labaad oo ay Ciiddanka Khaaska ee Mariniska Maraykanka u fidiyaan Milliteriga Uganda, iyadoo uu Hawlgalkii Koowaad bilowday dabayaaqaddii bishii August ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Ku-xigeenka Koowaad ee Kooxda Tababarka Lojististikada Mariniska Maraykanka 1st Lt. Christopher Leisring,ayaa sheegay in Hawlgalkan cusub lagu barayo Ciiddanka Uganda isticmaalka gaadiidka u adkeysan kara miinooyinka iyo weeraradda Jidgalka (mine-resistant, ambush protected vechile).

Dowladda Maraykanka waxay bilowgii sannadkan sheegeen inay Gaadiidkaasi u soo diri doonaan Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.
Gaadiidkaasi ayaa la sheegay inay Hawlgalka AMISOM ka taageeri doonaan La-dagaalanka Alshabaab iyo khatarta ay Gaadiidka AMISOM kala kulmi jireen  miinooyinka loogu aaso Waddooyinka.

1st Lt. Christopher Leisring,waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la fahmo isticmaalka gaadiidkaasisi loo helo dhaqdhaqaaqa madaxa-bannaan ee Gaadiidka ee deegaanadda khatarta ah.

- Advertisement -

US MARINES 2 us marines 1 US MARINES 4 US MARINES 3 Uganda 1 uganda 2 uganda 3

Xigasho: africom.mil

© Radio Dalsan

 

Latest stories