HomeWararTurkiga oo lagu qabtay nin ku lug lahaa Weerarkii Paris.

Turkiga oo lagu qabtay nin ku lug lahaa Weerarkii Paris.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wakaalladda Wararka ee Dogan News Agency ayaa maanta sheegtay in ay Boliska Turkiga xireen Nin haysta dhalashadda dalka Beljim, balse asalkiisu yahay Morokaan, kaasi oo la tuhunsan yahay inuu ku lug lahaa Weerarkii ka dhacay Paris ee lagu dilay 129-qof. Ninka la qabtay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Axmed Dahmaani oo 26-jir ah, kaasi oo ku sugnaa Hotel ku yaalla Degmadda loo dalxiis tago ee Anatalya ee Koonfurta Turkiga.

Boliska waxay kaloo qabteen labo nin oo u dhalatay Syria, kuwaasi oo ay Kooxda Daacish u soo dirtay inay soo gelbiyaan Axmed Daxmaani oo isaga la socday Diyaarad ka soo degtay Garoonka Antalya.

TURKIGA 2TURKIGA 1

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories