HomeWararMagaalladda Muqdisho oo Kaalinta labaad kaga jirta Kororka Dadka ee magaallooyinka Caalamka

Magaalladda Muqdisho oo Kaalinta labaad kaga jirta Kororka Dadka ee magaallooyinka Caalamka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warbixin-sannadeedka Hay’adda Demographia ee dalka Maraykanka ayaa soo bandhigtay Kororka Dadka ku nool magaallooyinka ayaa lagu sheegay inay magaalladda Batam ee dalka Indonesia tahay magaalladda sida xooggan u kordhayaan dadka ku nool. Magaalladad Batam oo  u dhow dalka Singapore waxaa tiro-koobkii ugu dambeeyey lagu sheegay inay ku nool yihiin 1.1 million oo qof., waxaana koradhay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin-sannadeedka Hay’adda Demographia ee dalka Maraykanka ayaa soo bandhigtay Kororka Dadka ku nool magaallooyinka ayaa lagu sheegay inay magaalladda Batam ee dalka Indonesia tahay magaalladda sida xooggan u kordhayaan dadka ku nool.

Magaalladad Batam oo  u dhow dalka Singapore waxaa tiro-koobkii ugu dambeeyey lagu sheegay inay ku nool yihiin 1.1 million oo qof., waxaana koradhay 7.4%.

- Advertisement -

Warbixinta Hay’adda Demograph waxaa kaalinta labaad ku jirta caasimadda Somalia ee Muqdisho, waxaana ku nool dad tiradoodu dhan tahay 2.1 million oo qof, waxayna korodhay 6.9%.

Magaalladda Muqdisho ayaa ka soo kabanaysa colaadihii, waxaana soo hagaagayo Xaalladda Ammaanka, Dhaqaalaha iyo Ganacsiga.

Soomaali badan ayaa ka soo laabanayo dibedda, kuwaasi oo go’aansaday inay ku noolaadaan, kana shaqeystaan Muqdisho.

- Advertisement -

Kaalinta Saddexaad ee Tiro-koobka Kororka Dadka ee Magaallooyinka waxaa ku jirta caasimadda dalka Burkino Faaso ee Wagadugu oo ay ku nool yihiin dad tiradoodu dhan tahay 2.7 million oo qof.

Warbixin-sannadeedka Hay’adda Demographia ee dalka Maraykanka waxaa lagu lagu sheegay in Kaalinta Afaraad iyo Shanaad ee Kororka Magaallooyinka ku yaallaan dalka Shiinaha, kuwaasi oo kala ah magaalladda Shimeen oo ay ku nool yihiin 4.4 million oo qof, waxayna korodhay 6.7%.

Magaalladda Yinjuwan waxaa ku nool 1.6 million oo qof, waxayna korodhay 6.1%

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts