HomeWararDowladda Federalka Somalia oo QM u bandhigi doonta Qorshe dib loogu dhisayo...

Dowladda Federalka Somalia oo QM u bandhigi doonta Qorshe dib loogu dhisayo Mashruuca Biyo-xireenka Faanoole

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dowladda Federalka ayaa diyaasrisay qorshaheedaGanacsiga ee Mashaariicda u baahan in Qaaraan Caalami ah loo helo, si loo hawlgeliyo.

Hindisaha Dowladda ayaa la filayaa inay kaga dhawaaqaan Shirka Caalamiga ee looga hadlayo Cimillada oo bishan November 30-da ka furmi doona caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

Shirweynahaasi oo loogu magac daray COP 21 yaaa waxaa Heshiis cusub looga gaarayaa Cimiladda Calaamka.

Dowladda Somalia ayaa rajeynaysaa in loogu yabooho lacag dhan 28 million oo Dollar si dib loogu dhiso Mashruuca Korontadda ee Biyo-xireenka Faanoole, kaasi oo horey loogu dhisay lacag dhan 50 million oo Dollar oo ay Dowladda Shiinaha ugu deeqday Dhismaahaasi o oay Khubaro Shiinees dhisayeen muddadii u dhexeysay sannadihii 1977-kii ilaa1982-kii.

Biyo-xireenkaasi iyo Nidaamka Kanaalka ayaa loogu talagalay in lagu wareebiyo Beerihii Dowladda ee lagu tacbi jirey Bariiska iyo  Sisinta ee Degmooyinka Jilib iyo Mareerey.

Mashruuca waxa kaloo uu qorshuhu ahaa inuu Koronto siiyo Degmooyinka Jamaame iyo kuwa kale, balse Mashruuca waxa uu istaagay, kuna burburay dagaalladii sokeeye ee ka dhacay dalkeenna.

Haatan, dhamaan Dib-u-soo-nooleynta Mashruuca Faanoole waxa uu kaalin ka qaadan karaan Hadafka dhinaca Cimiladda dalkeenna, iyadoo Korontadda laga dhalinayo biya-xireenka Faanoole.

 © Radio Dalsan

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories