HomeWararCiiddanka Ethiopia oo dilay Askar Kenyan ah iyo xiisad ka taagan Xuduudka.

Ciiddanka Ethiopia oo dilay Askar Kenyan ah iyo xiisad ka taagan Xuduudka.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Ciiddanka Kenya oo ku hubeysan Taangiyo iyo Gawaarida Gaashaaman ayaa ka ambabaxay Xero Milliteri oo ku taalla Degaanka Mooyaale, si ay u gaaraan Xuduudka. Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Ethiopian iyo kuwa uu dhex maray Is-rasaasayn lagu dilay Saddex Sarkaal oo Kenyaan ah. Dilkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Sololo ee xadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Kenya oo ku hubeysan Taangiyo iyo Gawaarida Gaashaaman ayaa ka ambabaxay Xero Milliteri oo ku taalla Degaanka Mooyaale, si ay u gaaraan Xuduudka.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Ethiopian iyo kuwa uu dhex maray Is-rasaasayn lagu dilay Saddex Sarkaal oo Kenyaan ah.

- Advertisement -

Dilkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Sololo ee xadka labada dal.

Ciiddanka Ethiopia ayaa rumeysan inay Dagaalamaayasha Jabhadda Xorreynta Oromo ee OLF ay dagaal ka soo qaadaan, kuma dhuumaalaystaan gudaha xuduudka Kenya

Dhinacakale, Ciiddanka Ethiopia waxay shalay so ogaleen Tuullooyinka ka tirsan Degmadda Sololo, waxayna halkaasi ka kaxeysteen ugu yaraan 24 qof oo Kenyaan ah.

- Advertisement -

Ma aha markii ugu horreysay oo ay Ciiddanka Ethiopia soo gaalaan xuduudka Kenya, waxayna horey xoog ugu so ogaleen Degmooyinka Mooyaale, Sololo iyo Ileret.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts