HomeWararWariye Jaamac Debaraani oo Maalintii Labaad ku xiran Garoowe

Wariye Jaamac Debaraani oo Maalintii Labaad ku xiran Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Waxa Maalintii labaad ku xiran Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland Wariye Jaamac Yuusuf Jaamac (Debaraani) oo shalay ay xiren Ciidamada Puntland.

Weli si rasmi ah looma ogga sababta keentay Xarigga suxufugasi balse Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Puntland(MAP) Feysal Khaliif Barre oo Dalsan la hadlay waxa uu sheegay iney la xiriirinayan Wareysiyo uu ka qaaday Wasiirka Warfaafinta Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ayaa sido kale shalay cambaareeyay xariga Wariye Jaamac Yuusuf Debaraani.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories