HomeWararDEG DEG: Nicholas Kay Oo Xafiiska ka tagaya

DEG DEG: Nicholas Kay Oo Xafiiska ka tagaya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ergeyga Qaramada midoobay u qaabilsan Arimaha dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa la sheegayaa in Xafiiska uu ka tagi doono. Lama ogga sababaha ka dambeya in Xafiiska uu ka tago  Ergaygii Qaramadda Midoobay u Qaabilsanaa Somalia. Xoghayaha Qaramadda Midoobay Banki Moon ayaa Xilkan Nicholas Kay u Magacaabay  29 April, 2013 waxaana uu xilkaan kala wareegey Augustine […]

- Advertisement -

Ergeyga Qaramada midoobay u qaabilsan Arimaha dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa la sheegayaa in Xafiiska uu ka tagi doono.

Lama ogga sababaha ka dambeya in Xafiiska uu ka tago  Ergaygii Qaramadda Midoobay u Qaabilsanaa Somalia.

- Advertisement -

Xoghayaha Qaramadda Midoobay Banki Moon ayaa Xilkan Nicholas Kay u Magacaabay  29 April, 2013 waxaana uu xilkaan kala wareegey Augustine Mahiga 3 June, 2013.

Mr Kay ayaa Hadda Ku sugan Magaaladda Garowe Ee Maamulka Puntland iyadoo La filayo in Halkaasi uu kulamo kula qaato Madaxweynaha Maamulka Puntland CabdiWeli Maxamed Cali Gaas.

Latest stories