HomeWararBoqolaal Soomaali ah oo lagu xiray magaalladda Nairobi

Boqolaal Soomaali ah oo lagu xiray magaalladda Nairobi

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Taliyaha Guud ee Boliska magaalladad Nairobi, Japheth Koome ayaa sheegay inay 33 dhallinyarro Soomaaliyeed oo aad u da’ yar ku qabteen qeybo ka mid ah Nairobi Waxa uu sheegay inay dadkaasi haysanin Waraaqaha caddaynayo inay ku joogi karaan Kenya. Taliyihi waxa uu tilmaamay in raggaasi da’da yar la soo taagi doono Maxkmaad si loogu oogo […]

- Advertisement -

NBITaliyaha Guud ee Boliska magaalladad Nairobi, Japheth Koome ayaa sheegay inay 33 dhallinyarro Soomaaliyeed oo aad u da’ yar ku qabteen qeybo ka mid ah Nairobi

Waxa uu sheegay inay dadkaasi haysanin Waraaqaha caddaynayo inay ku joogi karaan Kenya.

- Advertisement -

Taliyihi waxa uu tilmaamay in raggaasi da’da yar la soo taagi doono Maxkmaad si loogu oogo Dembiga la xiriira Sharci la’aanta ay ku joogeen Kenya.

“Haddii uu qof qaxooti ahaan halkan u joogay ama arrin kale, isagoo aan haysanin waraaqaha fasaxa, waxa uu noqonayaa Dembiile” ayuu yiri Taliye Japheth Koome.

Dhinaca kale, Taliyahaasi waxa uu tilmaamay in isbuucii hore la qabtay in ka badan 160-qof oo Soomaali oo ku sugnaa magaalladda Nairobi, kuwaasi oo sharci la’aan ku jooga Kenya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in la adkeeyey Ammaanka, iyadoo loo diyaar garoobayo Booqashadda Baadariga Masiixiga, Pope Francis ku imaanayo Kenya.

Xigasho: XINHUA

© Radio Dalsan

Latest stories