HomeWararMarkabka Charles de Gaulle ee Diyaaradaha Dagaalka ka dul-kacaan oo loo diray...

Markabka Charles de Gaulle ee Diyaaradaha Dagaalka ka dul-kacaan oo loo diray Xeebaha Syria.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande ayaa sheegay inuu Markabkaasi ka qeyb qaadanayo Hawlgalka ka dhanka ah Dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan Syria.

26 Diyaaradaha Dagaalka nooca Miiraajka iyo Faantomka ayaa saaran Markabkaasi, waxayna xoojin doonaan 12-ka Diyaaradaha Dagaalka ee Faransiiska ee ka qeyb galayo Duqeymaha ka dhanka ah Daacish.

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanka, John Kerry ayaa xalay gaaray magaalladda Paris, si uu Madaxda dalka Faransiiska ugu tacsideeyo dadkii lagu dilay weeraradii ka dhacay Paris.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories