HomeWararDEG DEG: Wariye Axmed Cawke oo ku geeriyooday Jigjiga

DEG DEG: Wariye Axmed Cawke oo ku geeriyooday Jigjiga

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Allaha u naxariistee Waxa Xalay waqti dambe ku geeriyooday Magaalada Jigjiga Ee Wariyaha Caanka ah Axmed Xasan Cawke. Wariyaha ayaa Xanuunsanaa waxana geeridiisa Xaqiijisay gabar isaga la dhalatay oo lagu Magacaabo Canab Xasan Cawke. Meydka allaha u naxariistee Axmed Xasan Cawke ayaa la keeni doona Magaalada Hargeysa si loogu aaso Halkasi. Wariye Cawke ayaa hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee Waxa Xalay waqti dambe ku geeriyooday Magaalada Jigjiga Ee Wariyaha Caanka ah Axmed Xasan Cawke.

Wariyaha ayaa Xanuunsanaa waxana geeridiisa Xaqiijisay gabar isaga la dhalatay oo lagu Magacaabo Canab Xasan Cawke.

- Advertisement -

Meydka allaha u naxariistee Axmed Xasan Cawke ayaa la keeni doona Magaalada Hargeysa si loogu aaso Halkasi.

Wariye Cawke ayaa hore ula soo shaqeeyay Idaacada radio Muqdisho,BBC Soomaali,VOA Soomaali,iyo Telefishinada Universal TV iyo Horn Cable TV.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts