HomeWararAMISOM oo cambaaraysay dilkii Madixii Mine Action ee Gobalka Hiiraan

AMISOM oo cambaaraysay dilkii Madixii Mine Action ee Gobalka Hiiraan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hadal qoraal oo ka soo baxay Hawlgalka AMISOM falkii lagu dilay Madixii Adeega  QM ee Miino-saarista Mine Actione (UNMAS) ee Gobalka Hiiraan, Mahdi Xuseen Macow “Shiikhaal”, kaasi oo maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay lagu dilay Xaafadda Xaawa Taako ee magaalladda Beled-weyne. War Saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inuu dilkiisa muujinayo […]

- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Hawlgalka AMISOM falkii lagu dilay Madixii Adeega  QM ee Miino-saarista Mine Actione (UNMAS) ee Gobalka Hiiraan, Mahdi Xuseen Macow “Shiikhaal”, kaasi oo maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay lagu dilay Xaafadda Xaawa Taako ee magaalladda Beled-weyne.

War Saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inuu dilkiisa muujinayo inay jiraan dad ka soo horjeeda Nabadda, iyadoo Qaranka iyo Beesha Caalamka waajib ku tahay inay ku heshiiyaan sidii Somalia looga dhigi lahaa dal deggan oo ay ka jirto nabad buuxda.

- Advertisement -

AMISOM waxay sheegtay inuu Maadixii Mine Action waxay wada shaqeyn ka dhexeysay Dhaqdhaqaaqyadda AMISOM ee  la xiriira Deganaanshaynta “the AMISOM stabilization activities”.

War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay inay Tacsi u dirayso UNMAS iyo qoyska iyo Saaxiibadda uu ka geeriyooday Marxuumkaasi.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa ka soo xigta ilo gudaha inay dhici karto inay Ilaaladda Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ku lug leeyihiin dilka loo geystay Mas’uulkaasi.

- Advertisement -

Inta badan Kooxo hubeysan ayaa waxay ku weeraraan Shaqaalaha  Samafalka qeybo ka mid ah goballadda dalka Somalia ee ay ka jirto Baahida dhinaca Hawlaha Samafalka Aadminimo.

Xigasho: AMISOM

© Radio Dalsan

Latest stories