HomeWararBoliska Masar oo dil iyo dhaawac isugu daray Tahriibayaal Suudaan ka gudbaysay...

Boliska Masar oo dil iyo dhaawac isugu daray Tahriibayaal Suudaan ka gudbaysay xuduudka Yuhuudda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hadal ka soo baxay Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay inay Boliska toogasho ku dileen 15 Tahriibayaal, waxayna dhaawaceen 8-kale, kuwaasi oo laga toogtay caloosha iyo xabbadka. Toogashadan ayaa waxay ka dhacday Bar Kontorool oo qiyaastii 17 KM dhanka Koonfur kaga toosan Degmadda Rafax ee Masar, una dhow Marinka Qasa ee Falastiin. Saraakiisha Masar waxay ka gaabsadeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay inay Boliska toogasho ku dileen 15 Tahriibayaal, waxayna dhaawaceen 8-kale, kuwaasi oo laga toogtay caloosha iyo xabbadka.

Toogashadan ayaa waxay ka dhacday Bar Kontorool oo qiyaastii 17 KM dhanka Koonfur kaga toosan Degmadda Rafax ee Masar, una dhow Marinka Qasa ee Falastiin.

- Advertisement -

Saraakiisha Masar waxay ka gaabsadeen inay ka haadlaan arrintaasi, waayo fasax uma haystaan inay la hadlaan Saxaafadda.

Dilkaasi ayaa ah kii ugu tiro badnaa ooh al mar la dilo Tahriibayaal Afrikaanka oo doonaya inay ka gudbaan Xuduudka Masar, si ay u galaan Dhulka Yuhuudda.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee  Yuhuudda ayaa sheegtay inay in ka badan 45,000 oo Qaxooti Afrikaan u badan kuwo u dhashay Sudan ay ku sugan yihiin gudaha Yuhuudda.

- Advertisement -

  © Radio Dalsan                      

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts