HomeWararUgu yaraan 120 qof oo lagu dilay weeraro iyo qaraxyo xalay ka...

Ugu yaraan 120 qof oo lagu dilay weeraro iyo qaraxyo xalay ka dhacay magaalladda Paris

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay  ku-dhawaad 100-qof ku dileen Masraxa The Bataclan Music Hall oo ku yaalla bartamaha magaalladda Paris.

Weeraro kale oo ka dhacay 5 goobood oo ku taalla Paris ayaa la soo weriyey in lagu dilay ku-dhawaad 40-qof.

Labo Is-qarxin ayaa waxa ay kadhacday duleedka Garoonka K/Cagta ee The National Stadium oo ay ka socotay Ciyaar saaxiibtinimo oo dhex maraysay Faransiiska iyo Jarmalka, waxaana ciyaartaasi daawaynayey Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jarmalka.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Faransiiska waxa uu cambaareeyey Weeraradaasi, wuxuuna amray in la wada xiro Xuduudaha dalkaasi iyo inay Kulan Degdeg isugu yimaadaan Golaha Amniga Qaranka Faransiiska.

Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu Kansal-gareeyey safar uu ku tegi lahaa Turkiga, si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka Dowladaha Horey u maray ee G 20.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories