HomeWararAmmaanka Kenya oo la xoojiyey, kadib,Weerarkii xalay ka dhacay Faransiiska

Ammaanka Kenya oo la xoojiyey, kadib,Weerarkii xalay ka dhacay Faransiiska

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Boinet ayaa sjheegay in la xaqiijinayo heerka Ammaanka ee guud ahaan dalka Kenya, isagoo sheegay inay muhiim tahay in la xaqiiqsado inay Kenya khatar ugu jirto inay ka dhacaan Weeraro Argagixiso. Waxa uu sheegay inay Ciiddanka Ammaanka si dhow Dadweynaha ugala shaqeyn doonaan Ammaanka dalka, si aysan u dhicin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Boinet ayaa sjheegay in la xaqiijinayo heerka Ammaanka ee guud ahaan dalka Kenya, isagoo sheegay inay muhiim tahay in la xaqiiqsado inay Kenya khatar ugu jirto inay ka dhacaan Weeraro Argagixiso.

Waxa uu sheegay inay Ciiddanka Ammaanka si dhow Dadweynaha ugala shaqeyn doonaan Ammaanka dalka, si aysan u dhicin Falal Argagixio oo la mid ah kuwii xalay ka dhacay caasimadda dalka Faransiiska ee Kampala.

- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Boinet wxa u utilmaamay inay Ciiddanka ku jiraan Feejignaan Buuxda, wuxuuna Dadka Kenya inay ku baraarugaan Taxadir dheeraad ah, soona sheegaan haddii ay khatar arkaan.

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa waxay dhowr jeer weeraro ka geysteen dalka Kenya, oo ay ka mid yihiin Weerarkii Westgate iyo kii Jaamacadda Garisa.

Xarakadda Alshabaab ayaa horey u sheegay inaysan weeraradda ka joojin doonin gudaha Kenya, waxayna ku baaqeen in Ciiddanka Kenya laga saaro gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

Ciiddanka Kenya waxay gudaha Somalia soo galeen bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii, waxayna Dagaalamayaasha Alshabaab ka saareen magaalladda Istaraatijiyadda leh ee Kismaayo iyo Degmooyin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts