HomeWararAhmed Madoobe: “Ciiddanka Kenya ayaa keenay Nabadda aynu ku raaxaysano”.

Ahmed Madoobe: “Ciiddanka Kenya ayaa keenay Nabadda aynu ku raaxaysano”.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Jubba, Ahmed Mohamed Ilam waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay caasimadda dalka Kenya, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay in Dekeda Kismaayo weli laga dhoofiyo Dhuxusha. Ahmed Madoobe waxa kale oo uu si kulul u naqdiyey Warbixintii looga hadlay Hawlaha Kontorobaanka ee ay Ciiddanka Kenya ka wadaan gudaha Somalia, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Jubba, Ahmed Mohamed Ilam waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay caasimadda dalka Kenya, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay in Dekeda Kismaayo weli laga dhoofiyo Dhuxusha.

Ahmed Madoobe waxa kale oo uu si kulul u naqdiyey Warbixintii looga hadlay Hawlaha Kontorobaanka ee ay Ciiddanka Kenya ka wadaan gudaha Somalia, wuxuuna sheegay in laga been sheegay Waxqabadka Ciiddanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka.

- Advertisement -

“Nasiib-xumo Warbixinta “Black and White” waxaa qoray Muwaadin British ah oo aan la soconin inuu Maamulka Jubba mas’uul ka yahay Badda iyo Dekedda Kismaayo” ayuu yiri Ahmed Madoobe.

Wuxuuna intaasi ku daray in Qoraha Warbixintaas ku fashilmay inuu aqoonsado Waajibaadka Shaqo ee loo idmay Ciiddanka Kenya iyo doorka Hawlgalladda AMISOM ee Aagga Sector 2 iyo guud ahaan Somalia.

Madaxweynaha Maamulka Jubba waxa kaloo uu gaashaanka ku dhuftay inay Maamulkiisa, Ciiddanka Kenya iyo Alshabaab wadaagaan Kharajka laga helo Ganacsiga Kontorobaankaee Dhuxusha iyo Sonkorta.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ahmed Madoobe waxa uu ammaanay Ciiddanka Kenya oo uu ku tilmaamay inay yihiin Ciiddan Khibrad leh oo dhaliyey Nabadda ay isaga iyo dadka ku nool Maamulkiisa ay ku raaxeystaan, waa sida uu hadalka u yiri.

© Radio Dalsan
AHMED MADOOBE

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts