HomeWararXukuumadda Federalka oo ka digtay Isbahaysiga Alshabaab iyo Daacish.

Xukuumadda Federalka oo ka digtay Isbahaysiga Alshabaab iyo Daacish.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’isul-wasaare Omar Abdirashid Ali Sharmarke oo xalay Khudbad ka jeediyey Shirkii Gaarka ee Heerka Wasiir ee ay Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM xalay ka yeesheen Arrimaha Dalalka Somalia iyo Burundi. Waxa uu ku baaqay in la soo af-jaro colaadaha ka aloosan dalka Yemen, si looga hortago inay Xarkadda Alshabaab ku biiraan Kooxda Daacish (IS). Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

PM OMAR ABDIRASHID

Ra’isul-wasaare Omar Abdirashid Ali Sharmarke oo xalay Khudbad ka jeediyey Shirkii Gaarka ee Heerka Wasiir ee ay Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM xalay ka yeesheen Arrimaha Dalalka Somalia iyo Burundi. Waxa uu ku baaqay in la soo af-jaro colaadaha ka aloosan dalka Yemen, si looga hortago inay Xarkadda Alshabaab ku biiraan Kooxda Daacish (IS).

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in arrintaasi mar kale cabsi gelin doonto Somalia iyo dalalka Mandiqadda iyo in laga hortago inaysan Alshabaab taageero ka helin Daacish oo adeegsanayso Yemen

Ra’isul-wasaare Sharmaarke, waxa uu sheegay in aad loogu baahan tahay  inay Golaha Ammaanka ee QM la garab istaagaan Somalia taageero ballaaran oo aan horey loo arkin Hawlgalka lagula dagaalamayo Shabakadda Argagixisadda, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu soo dhaweeyey Taageeradda dhiiri-gelinta leh ee Beesha Caalamka si looga guuleysto Alshabaab, wuxuuse ku baaqay in la casriyeeyo Ciiddanka Somalia, si ay u dedejiyaan in laaga guuleysto Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Philip Hammond oo shir-guddoominayey Kulankii xalay ee Golaha Ammaanka ee QM waxa uu sheegay inuu sannadka soo socdo ee 2016 noqonayo Sannadkii Khatarta ee Soo-kabashadda Somalia.

Ergayga Gaarka QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Nicholas Kay ayaa isagana u sheegay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM inay Somalia ka gudubtay Dowladda Fashilmay,  oo ay noqotay Dowlad Soo-kabanayso marka loo eego buu yiri Horumarka Siyaasadda iyo Ammaanka.

Philip Hammond

nicholas kay

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories