HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta ka degay Caasimadda dalka Sacuudiga

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta ka degay Caasimadda dalka Sacuudiga

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America. Shir madaxeedkan ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa xoojinta iskaashiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America.
Shir madaxeedkan ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa xoojinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, nabadgelyda iyo horumarinta.

- Advertisement -

Ka hor booqashada uu ku tegey Sacuudiga, Madaxweynaha waxaa horey u soo booqdey dalalka Jamhuriyadda Djibouti iyo Jamhuriyadda Uganda, halkaas oo uu kulamo kula soo yeeshay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni, iyadoo kulamadaasi looga hadley arrimo la xiriira amniga, la dagaalanka argagixisada iyo iskaashiga.

Booqashada afarta maalmood ee Madaxweynaha uu ku tegey Djibouti, Uganda iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa tilmaameysa dib u soo kabashada Soomaaliya: sida guulaha laga gaarey ciribtirka kooxda Al Shabaab, dib u soo celinta nabadda, si waddanka looga dhigo mid horumarsan, barwaaqeysan, doorna ka qaata arrimaha gobolka iyo caalamka intiisa kale..

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts