HomeWararAMISOM oo soo dhaweysay Dhismaha Xafiiska cusub ee QM ee Taageeradda Somalia...

AMISOM oo soo dhaweysay Dhismaha Xafiiska cusub ee QM ee Taageeradda Somalia (UNSOS).

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

  Major General Fidza Dludlu oo ah Sarkaalka Fulinta AMISOM, isla markaana matalayo Ergayga Khaaska ee Ururka Midowga Afrika ee Somalia (SRRC), ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii ay Golaha Ammaanka ee QM ugu codeeyeen Dhismaha Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia “The United Nations Support Office for Somalia (UNSOS). Major General Fidza Dludlu waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

AMISOMMajor General Fidza Dludlu oo ah Sarkaalka Fulinta AMISOM, isla markaana matalayo Ergayga Khaaska ee Ururka Midowga Afrika ee Somalia (SRRC), ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii ay Golaha Ammaanka ee QM ugu codeeyeen Dhismaha Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia “The United Nations Support Office for Somalia (UNSOS).

- Advertisement -

Major General Fidza Dludlu waxa uu tilmaamay inuu Hawlgalku u muuqdo mid horey u soconayo, lana muujiyey Waajibaadka Shaqo ee AMISOM sidii loo naafeeyo waxa uu ugu yeeray Caddowg iyo in dib loo soo celiyo Nabadda iyo Ammaanka Somalia.

Xafiiska cusub ee UNSOS waxa uu haatan taageera 22,126 Askari oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM, wuxuuna Xafiisku taageeri doonaa 10,900 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Dowladda Federalka Somalia.

Si kastaba ha ahaatee,  Shir Heer Wasiir oo ay 15-ka xubnood ee Joogtadda ee Golaha Ammaanka ee QM  xalay soo saareen Qaraar Tirsigiisu yahay 2245, kaasi oo lagu dhisay Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia (UNSOS), waxaana daaqadda laga tuuray Xafiiskii QM ee Taageeradda AMISOM (The United Nations Support Office for AMISOM ee UNSOA.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts