HomeWararDEG DEG: Axmed Cali Xaashi oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

DEG DEG: Axmed Cali Xaashi oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Axmed Cali Xaashi oo kamid ahaa Seddex Musharax oo u tartameysay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ku guuleystay Doorashadii Maanta isaga oo helay 41 cod. Axmed Cali Xaashi ayaa noqonaya Gudoomiyihii 5aad oo uu yeesho Golaha Baarlamaanka Puntland tan iyo markii la aas aasay Maamulkasi 1998kii. Xilkan waxa dhawaan Iska casilay Saciid Xasan Shire oo […]

- Advertisement -

Axmed Cali Xaashi oo kamid ahaa Seddex Musharax oo u tartameysay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ku guuleystay Doorashadii Maanta isaga oo helay 41 cod.

Axmed Cali Xaashi ayaa noqonaya Gudoomiyihii 5aad oo uu yeesho Golaha Baarlamaanka Puntland tan iyo markii la aas aasay Maamulkasi 1998kii.

- Advertisement -

Xilkan waxa dhawaan Iska casilay Saciid Xasan Shire oo ahaa Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkasi.

Latest stories