HomeWararDagaalyahanno Alshabaab oo la sheegay in lagu dilay duleedka Baardhdheere

Dagaalyahanno Alshabaab oo la sheegay in lagu dilay duleedka Baardhdheere

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

War Sxaafadeed ka so obaxay Wasaaradda Gaashaandhigga Kenya yaa lagu sheegay inay Ciiddankooda iyo kuwa Dowladda Federalka ay iska horimaad la galeen Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay  9 dagaalyahan ku dileen Iska horimaadkaasi oo ka dhacay Deegaanka Jungal oo 30-KM dhanka W/galbeed kaga toosan Baardheere.

Ciiddanka Kenya waxay kaloo tilmaameen inay gacanta ku soo dhigeen  8 qoryaha AK 47, 5 miino iyo rasaas badan, waa sida lagu xusay War Saxaafadeedka

Dhinaca kale, Ciiddanka Kenya waxay tilmaameen inay Dagaalamayaasha Alshabaab ka furteen gaari, cagafacagaf iyo dooni la sheegay inay Alshabaab kaga gudbi jireen Webiga Jubba si ay u gaaraan Gobalka Gedo.

Saraakiisha Alshabaab kama hadlin sheegashadaasi, mana jiraan ilo madax bannaan oo xaqiijinayo sheegashadaasi.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories