HomeWarar150,000 oo qof oo uu saamayey dadadka iyo Fatahaadda Webiyadda ee Koonfurta...

150,000 oo qof oo uu saamayey dadadka iyo Fatahaadda Webiyadda ee Koonfurta Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qoraal ka soo baxay  Xafiiska QM ugu qaabilsan Arrimaha Samafalka ee OCHA ayaa lagu sheegay inay in ka badan 90,000 oo qof uu saameeyey daadadka iyo roobabka ka da’ayo Koonfurta Somalia tan iyo bishii la soo dhaafay ee October 23-dii. OCHA waxay sheegtay inay daadadkaasi ku barakaceen dad lagu qiyaasay 42,000 oo qof, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay  Xafiiska QM ugu qaabilsan Arrimaha Samafalka ee OCHA ayaa lagu sheegay inay in ka badan 90,000 oo qof uu saameeyey daadadka iyo roobabka ka da’ayo Koonfurta Somalia tan iyo bishii la soo dhaafay ee October 23-dii.

OCHA waxay sheegtay inay daadadkaasi ku barakaceen dad lagu qiyaasay 42,000 oo qof, kuwaasi oo ay dhibaatooyin ka soo gaareen Fatahaadda Webiyadda.

- Advertisement -

Warbixinta Xafiiska QM ee Hawlaha Samafalka ee OCHA waxay ka digaysaa  inay da’i doonaan roobabka EL NINO, kuwaasi  sababi doona inay Webiyadda karaarka goostaan, isla markaana ay ku fatahaan dhul-beereedyo ku yaalla Deegaannadda ku teedsan Webiyadda Jubba iyo Shabeelle.

Dhinaca kale, Warbixinta cusub ee Xafiiska OCHA waxa  lagu sheegay in Kumanaan kun oo qof oo ku nool Deegaanadda aan Taagga ahayn ee ku yaalla Koonfurta iyo Bartamaha Somalia ay weli khatar ugu jiraan roob iyo inay Webiyadda ku soo fatahaan.

Qeybo ka mid ah dalka Somalia waxaa xilligan ka da’ayo Roobabka Duufaanta wadata ee Elnino, taasi oo saamayn xooggan ku yeelan doonto dadka ku nool dalalka Bariga Dhexe iyo Gacanka Cadmeed.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts