HomeWararLabo Askari oo isku dishay Degmadda C/casiis ee Muqdisho.

Labo Askari oo isku dishay Degmadda C/casiis ee Muqdisho.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay 2 Askari geeriyootay, dhowr kalena dhaawacmeen, kadib, markii ay isku rasaaseeyeen Suuqa Qaadka ee Degmadda C/casiis ee magaalladda Muqdisho. Muranka ayaa ka dhashay qaabka ay u qeybsan lahaayeen Qaadka ay soo wada iibsadeen, waxayna rasaastu bilaabantay ka hor inta aan qaadka la kala qeybsanin. 2-Askari ayaana isla goobtii ku qudh baxday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay 2 Askari geeriyootay, dhowr kalena dhaawacmeen, kadib, markii ay isku rasaaseeyeen Suuqa Qaadka ee
Degmadda C/casiis ee magaalladda Muqdisho.

Muranka ayaa ka dhashay qaabka ay u qeybsan lahaayeen Qaadka ay soo wada iibsadeen, waxayna rasaastu bilaabantay ka hor inta aan qaadka la kala qeybsanin.

- Advertisement -

2-Askari ayaana isla goobtii ku qudh baxday, halka kuwa kalena ku dhaawacmeen, kuwaasi oo loola cararay Isbitaalka.

Dhacdadan ayaa ku soo beegmayso iyadoo uu Taliska Sare ee Ciiddanka Boliska Soomaaliyeed horey uga mamnuucay  inay Ciiddanka xilliyadda shaqada ay u fariistaan inay qayilaan.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Federalka ayaa la gudboon in la mamnuuco Qaadka maalin kasta ka imaanayo Dalaka Kenya, iyadoo ay Dowladda Kenya ka macaashto qaadka Malaayiin Dollar.

- Advertisement -

Dowladaha Midowga Europe, gaar ahaan Britain iyo Holland waxaa laga mamnuucay Qaadka, iyadoo lagu tilmaamay inuu yahay Daroogo, heerka C.

Dhinaca kale, WHO ayaa sheegtay in waalida xooggan ee ka jirta Somalia ay ka dhalato Dhallinyaradda oo si xooggan u raamsada Qaadka, iyagoo ku andacoonayo inay isku illowsiinayaan shaqo la’aanka iyo Fekerka badan.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts