HomeWararKenyaan lala xiririinayo Alshabaab oo lagu qabtay Mombasa.

Kenyaan lala xiririinayo Alshabaab oo lagu qabtay Mombasa.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Taliyaha Boliska Gobalka Mombasa ee dalka Kenya, Nelson Marwa ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Labo nin oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab iyo hub ka kireyn jireen Kooxaha dilalka ka geysta Mombasa. Eedeysanaha Koowaad oo magaciisa lagu sheegay Salim Ismail ayaa waxa lagu qabtay 6 Bistoolad, waxaana lagu sameeyey hub-ka-dhigis. […]

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Gobalka Mombasa ee dalka Kenya, Nelson Marwa ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Labo nin oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab iyo hub ka kireyn jireen Kooxaha dilalka ka geysta Mombasa.

Eedeysanaha Koowaad oo magaciisa lagu sheegay Salim Ismail ayaa waxa lagu qabtay 6 Bistoolad, waxaana lagu sameeyey hub-ka-dhigis.

- Advertisement -

Eedeysanaha Labaad waxay Boliska ku sheegeen  Swaleh Hamisi, kaasi oo lagu eedeynayo inuu ka dambeeyey falal lagu dilay rag  Boliska u geyn jirey Wararka la xiriira Shaqsiyaadka taabacsan Alshabaab ee ku sugan Mombasa.

Warbixinta Boliska waxaa kaloo lagu sheegay inay rumeysan inay ragaasi ka mid yihiin dadkii ku biiray Alshabaab, ee sida dhuumaalaysiga dib ugu soo laabtay Kenya.

Dhinaca kale, Boliska waxay adkeeyeen Ammaanka Mombasa, iyadoo la filayo inuu Badaariga ugu weyn Diinta Masiixiga, Pope Francis bishan November 25-da ilaa 27-da booqasho ku tago dalka Kenya.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

MOMBASA

Latest stories