HomeWararFaahfaahin: Weerar Ismiidaamin Ah Oo Saakay Lagu Qaaday Hotelka Saxafi

Faahfaahin: Weerar Ismiidaamin Ah Oo Saakay Lagu Qaaday Hotelka Saxafi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaalyahano Ka tirsan Al shabaab ayaa aroornimadii hore ee saakay waxaa ay weerar xoogan ku qaadeen hotelka saxafi ee magaaladda muqdisho. Weerarka ayaa ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kadibna waxaa si toos ah ku galay rag ka tirsan Dagaalamayaasha Al shabaab. Tiradda ku geeriyootay waxaa lagu […]

- Advertisement -

Dagaalyahano Ka tirsan Al shabaab ayaa aroornimadii hore ee saakay waxaa ay weerar xoogan ku qaadeen hotelka saxafi ee magaaladda muqdisho.

Weerarka ayaa ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kadibna waxaa si toos ah ku galay rag ka tirsan Dagaalamayaasha Al shabaab.

- Advertisement -

Tiradda ku geeriyootay waxaa lagu qiyaasay ilaa 15 qof tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeen.

Masuuliyiinta geeriyooday waxaa kamida:

C/rashiid Shire Ilqeyte oo ahaa Milkiilaha Hotelka Saxafi ee magaaladda muqdisho.

- Advertisement -

Xasan Abshir Faarax oo ahaa Xildhibaan Hore islamarkaana dhawaan iska casilay xilkaasi.

C/kariin Yuusuf Dhage Badan oo ahaa Abaan Duulihii Hore ee Ciidanka xooga inkastoo warar kale ay sheegayaan in uu dhaawac yahay.

dhinaca kale waxaa uu dhaawac soo gaaray Mustaf Safaana oo ka tirsan Radio Shabeele.

Faahfaahinta La Soco.

Latest stories