HomeWararEthiopia oo lagu xiray koox taabacsan Daacish, oo dhisi lahaa Dowlad Islaami...

Ethiopia oo lagu xiray koox taabacsan Daacish, oo dhisi lahaa Dowlad Islaami ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciiddanka Ammaanka ee Dowladda Federalka ee Ethiopia waxay gacanta ku hdigeen 20 qof oo lala xiriirinayo Kooxda Daacish, kuwaasi oo doonayey inay Dowlad Islaami ah kaga dhawaaqaan gudaha dalka Ethiopia.   Dacwad-oogaha Dalka Ethiopia, Tedron Bahro ayaa Suxufiyiinta u sheegay inay qabteen dadkaasi, oo uu tilmaamay inay doonayeen inay weeraro ka geystaan Ethiopia oo ay […]

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee Dowladda Federalka ee Ethiopia waxay gacanta ku hdigeen 20 qof oo lala xiriirinayo Kooxda Daacish, kuwaasi oo doonayey inay Dowlad Islaami ah kaga dhawaaqaan gudaha dalka Ethiopia.

 

- Advertisement -

Dacwad-oogaha Dalka Ethiopia, Tedron Bahro ayaa Suxufiyiinta u sheegay inay qabteen dadkaasi, oo uu tilmaamay inay doonayeen inay weeraro ka geystaan Ethiopia oo ay uga abuuraan deganaansho la’aan.

“Ciiddankeenna Ammaanka waxay awoodeeninay qabtaan 20 Eedeysane oo ka tirsan Daacish, kuwaasi oo doonayey inay Dowlad Islaami Gobaleed ah ka hirgeliyaan Ethiopia”ayuu yiri

Tedros Bahro, oo intaasi ku daray in Maleeshiyadda huruda ee gacan-saarka la leh Daacish  ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan qeybo ka mid ah Gobalka Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga, Oromiya, Jima, Laqqa, Chourabi iyo Khamisi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kooxda  taabacsan Daacish ayaa la sheegay inay Xarun Dhexe ku lahaayeen Xaafadda Kolfi Qranyo ee magaalladda Addis Abeba.

 

Latest stories