HomeWararDowladda Australia oo Kaalmo Dhaqaale ugu deeqday Hawlaha Samafalka Somalia.

Dowladda Australia oo Kaalmo Dhaqaale ugu deeqday Hawlaha Samafalka Somalia.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Australia, Julie Bishop ayaa maanta ku dhawaaqday Kaalmooyin Lacageed oo la kala siinayo Dalalka Somalia iyo Koonfurta Sudan. War Qoraal oo ay maanta soo saartay ayey ku sheegtay inay 4 million oo Dollaar oo dheeraad ah loogu deeqay Kaalmadda Samafalka ee Somalia. Dhinaca kale, Australia, waxay sheegtay inay Dowladda Koonfurta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Australia, Julie Bishop ayaa maanta ku dhawaaqday Kaalmooyin Lacageed oo la kala siinayo Dalalka Somalia iyo Koonfurta Sudan.

War Qoraal oo ay maanta soo saartay ayey ku sheegtay inay 4 million oo Dollaar oo dheeraad ah loogu deeqay Kaalmadda Samafalka ee Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Australia, waxay sheegtay inay Dowladda Koonfurta Sudan mar kale ugu deeqeen lacag dhan 10-million oo Dollar, si Kharajkaasi loogu isticmaalo Xal-u-helista Dgaalladda weli ka socda dalkaasi.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts