HomeWararDioplomaasi Maxamed Maxamuud Nuur “Caalin” oo saluugay Xil-ka-qaadistii Jeneral Mungaab

Dioplomaasi Maxamed Maxamuud Nuur “Caalin” oo saluugay Xil-ka-qaadistii Jeneral Mungaab

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Tan iyo markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilka kaqaaday Guddoomiyihii Gobalka Banaadir iyo Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen “Mungaab” waxaa soo baxay Falaanqeyn ku aadan qaabka ay Bulshhadda u arkaan Xil-ka-qaadistaas.

Maxamed Maxamuud Nuur “Caalin” oo ka mid ah Diplomaasiyiintii Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Somalia, haatanna La-taliye u ah Dowladda Finlad ayaa saluugay Xil-ka-qaadista Jeneral Mungaab, wuxuuna ka digay inay dhacaan Kacdoon badan, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu sheegay inuu Jeneral Mungaab wax badan qabtay muddadii uu hayey Xilkaasi, isla markaana uu Madaxweynuhu ku degdegay Go’aankaasi.

“Madaxweynaha waxay ahayd inuu ku degdegin Xil-ka-qaadista Mungaab, haddii uusan Xil kale u dhiibaynin” ayuu yiri Diplomaasi Caalin, oo hoosta ka xariiqay in lagu jiro xilli xasaasi ah, loona baahnayn in Xilka laga qaado Madaxda Miisaanka culus ku leh Ummadda, sida Taliyayaasha iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir.

Diplomaasi Caalin, waxa uu ka digay inay qalalaaso siyaasadeed dhacaan, isla markaana uu Mungaab wax badan isku maleegi karo, gaar ahaan Dukumentiyadda dhulalka la isku haysto, iyadoo ay hdici karto inay mar kale dacwado soo oogaan Dadka laga burburiyey dhulalka Obosiibadda iyo kuwa haystay guryaha aysan lahayn.

Halkan ka dhegeyso Wareysiga Diplomaasi Caalin “

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories