HomeWararAlshabaab oo Xabsiga dhigtay Boqol Dagaalyahanno Kenyaan oo loogu tuhunsan yahay...

Alshabaab oo Xabsiga dhigtay Boqol Dagaalyahanno Kenyaan oo loogu tuhunsan yahay inay basaas u ahaayeen Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa saakayto qoray in in ka badan 100 Dagaalyahaano Kenyan ka tirsan Xarakadda Alshabaab lagu xiray Xabsiyo ku yaalla Degmooyinka Jilib iyo Bu’aale ee Somalia. Dagaalyahanadaasi ayaa la sheegay in la xiray, kadib, markii looga shakiyey inay Basaasiin u yihiin Kooxda Daacish. Waxa uu xarigooda ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa saakayto qoray in in ka badan 100 Dagaalyahaano Kenyan ka tirsan Xarakadda Alshabaab lagu xiray Xabsiyo ku yaalla Degmooyinka Jilib iyo Bu’aale ee Somalia.

Dagaalyahanadaasi ayaa la sheegay in la xiray, kadib, markii looga shakiyey inay Basaasiin u yihiin Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Waxa uu xarigooda ku soo aaday, iyadoo ay Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya dhawaan duqeeyeen Saldhig ay Xarakadda Alshabaab ku lahaayeen Degaanka Yoontooy, laguna dilay 15-dagaalyahan, lana burburiyey hub iyo 2 doonyood nooca matoorka leh.

Dhinaca kale, Qaar ka mid ah Dagaalyahano u dhashay Kenya ayaa bilaabay inay ka firxadaan Isqabsiga u dhexeeya Dagaalamayaasha Alshabaab ee ka dhashay Qorshaha ah inay Xarakadda Alshabaab ku biiraan Kooxda Daacish ama ay ku sii mid ahaayeen Ururka Alqaacida.

Wargeyska The Star waxa kaloo uu qoray inay Hay’addaha Ammaanka Kenya gacanta ku dhigeen tiro ka tirsan  Dagaalyahanno Kenya ee ka soo firxaday Alshabaab ee ka soo tallaabay Xuduudka Somalia.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts