HomeWararShirweynihii Afraad ee Wasiirada Ganacsiga ee waddamada Africa iyo India oo la...

Shirweynihii Afraad ee Wasiirada Ganacsiga ee waddamada Africa iyo India oo la soo gebagebeeyey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shirkaas waxaa ka qaybgalay Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Gnaacsiga iyo Wershadaha ee Dowladda Federalka,  Mudane Abdirahaman Osman, oo ay ka mid ahaayeen Abdullahi Dool iyo Liibaan Osman. Wasiirka Ganacsiga waxa uu hadal ka jeediyey Shirkaasi, wuxuuna Wasiiraddii ka qeyb galay ku booriyey inay kaalin ka qaataan Maalgashiga iyo Horumarinta Mashaariicda Somalia. Wasiirada Ganacsiga ee Africa […]

- Advertisement -

Shirkaas waxaa ka qaybgalay Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Gnaacsiga iyo Wershadaha ee Dowladda Federalka,  Mudane Abdirahaman Osman, oo ay ka mid ahaayeen Abdullahi Dool iyo Liibaan Osman.

Wasiirka Ganacsiga waxa uu hadal ka jeediyey Shirkaasi, wuxuuna Wasiiraddii ka qeyb galay ku booriyey inay kaalin ka qaataan Maalgashiga iyo Horumarinta Mashaariicda Somalia.

- Advertisement -

Wasiirada Ganacsiga ee Africa iyo India waxay isla qireen in xiriirka ganacsi ee ka dhaxeeya uu aad u kordhayey, gaareyna 52 billion dollor sannadadii 2010-2011, iyo markaana uu haatan  gaarey 72 billion sannadadan 2014-2015.

Wasiiradu waxay isla garteen, inay kordhiyaan awoodooda wax wada-qabsi, si loo kordhiya wax soo saarka, maalgalinta iyo kordhinta dhaqaalaha Africa iyo India.

Wasiiradu waxay soo dhaweeyeen aragtida ah in la isku xiro kordhinta dhaqaaalaha Africa, iyadoo laga duulayo maalgashi tayo leh, islamarkaana ogolaadeen sameynta Ganacsiisu furan, , taasi oo u sii gogol-xaareysa in la salbaabada loo furo canshuur-dhaafka “ Continental Free Trade Area”.

- Advertisement -

Wasiiradda Ganacsiga ee ka socdey Africa waxay kaloo ka baaraan dageen meelaha ay daruuriga tahay in India ay maalgaliso, si looga faaiideysto aqoontooda, xirfadooda iyo technologiyada ku haboon Africa.

Dhinaca kale, Wasiirka Ganacsiga Soomaliya, Abdirahhman Osma waxa uu ka qeyb galay Kulan Casho Sharaf ah oo uu Ra’isul-wasaaraha Hindiya. Narandra Modi, u sameeyey Wafuudii ka qeyb gshay Shirka Afrika iyo Hindiya.

Shirka Sannadlaha ee  Ganacsiga Afrika iyo India ee la soo gebagebeeyey, ayaa waxay Wasiiradda ku ballameen inay  dabayaaqadda sannadkan Kulan kale isugu yimaadaan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Latest stories