HomeWararXarakadda Alshabaab oo ka mid noqotay Kooxaha Hubeysan ee ugu taajirsan Calamka

Xarakadda Alshabaab oo ka mid noqotay Kooxaha Hubeysan ee ugu taajirsan Calamka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaalamayaasha Alshabaab ee tan iyo sannadkii 2006-dii dagaalladda Kacdoonka Hubeysan ka wada Dalka Somalia, ayaa la shaaciyey inay ka mid tahay Toban Kooxaha Hubeysan ee ugu taajirsan Caalamka oo  idl Wargeyska caanka ee Forbes ayaa lagu soo bandhigay Shaxda Kooxaha Hubeysan ee uu sannadkiiba soo galo Dhaqaalaha ugu badan, iyagoo gacanta kalena dagaal ku jira. […]

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Alshabaab ee tan iyo sannadkii 2006-dii dagaalladda Kacdoonka Hubeysan ka wada Dalka Somalia, ayaa la shaaciyey inay ka mid tahay Toban Kooxaha Hubeysan ee ugu taajirsan Caalamka oo  idl

Wargeyska caanka ee Forbes ayaa lagu soo bandhigay Shaxda Kooxaha Hubeysan ee uu sannadkiiba soo galo Dhaqaalaha ugu badan, iyagoo gacanta kalena dagaal ku jira.

- Advertisement -

Tobanka Kooxood ayaa waxay u kala dhaqaale badan yihiin sidatan:

Kooxda Daacish oo sannadkiiba uu soo galo Dhaqaale dhan 2 Billion oo Dollars.

Dhaqdhaqaaqa Islaamiga XAMAAS ee Falastiin, oo sannadkiiba uu soo galo dhaqaale dhan 1 Billion oo Dollar.

- Advertisement -

Ciiddanka Kaacanka Hubeysan ee dalka Columbia (FARC), oo iyagu sannadkiiba soo galo dhaqaale dhan  600 million oo Dollars.

Jabhadda Xisbullaahi ee dalka Lubnaan, waxaana sannadkiiba soo gala lacag dhan kharaj dhan 500 million oo Dollars.

Dhaqdhaqaaqa Daalibaan Ururka Daalibaan waa Dhaqdhaqaaqa Maleeshiyo Siyaasadeed soo xukumi jirtey dalkaq Afganistan  muddadii u dhexeysay 1996-kii ilaa 2001-dii. Waxaa sannadkiiba soo gala dakhli dhan 400 million oo Dollar

Ururka Alqaacida:Ururka Alqaacida oo ah Ururka Islaamiga hubeysan ee ugu xoogga badan, waxaana sannadkiiba u soo xeroota lacag dhan 150-million oo Dollar.

Xarakadda Alshabaab.Alshabaab waxaa Ururka ugu ballaaran Kooxaha Hubeysan ee ka dhisan gudaha Somalia. Waxaa Alshabab la asaasay sannadkii 2006-dii oo ay ka faliirmeen Golihii Maxkamadda Islaamka.Dhaqaale ahaan waxay sannadkiiba helaan lacag dhan 70 million oo Dollar.  Ilaha ugu weyn ee ay Maalgelinta ka helaan ayaa ah Sakawaadka, Canshuuraha iyo Taageeradda Dhaqaale ee ay ka helaan gudaha iyo dibedda.   Xarakadda Alshabaab waxay ka hawl-galaan dalalka Somali, Kenya iyo Uganda.

Qorshahooda Mustaqbalka ayaa ah in Ciiddanka Shisheeyaha ee AMISOM ka saaraan dalka Somalia iyo inay Dowlad Islaami ka yegleelaan Somalia.

Latest stories