HomeWararWasiir C/salaam Hadliye iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Sacuudiga oo kulan yeeshay

Wasiir C/salaam Hadliye iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Sacuudiga oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Calaamiga ee Dowladda Federalka Somalia waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga, Dr. Nizaar Madani. Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sacuudiga oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Riyadh ayaac waxay labada dhina ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan, Is-dhaafsiga Xaalladaha Mandiqadda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Calaamiga ee Dowladda Federalka Somalia waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga, Dr. Nizaar Madani.

Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sacuudiga oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Riyadh ayaac waxay labada dhina ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan, Is-dhaafsiga Xaalladaha Mandiqadda iyo Shirka ay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamoud iyo Boqorka Sacuudiga, Salmaan C/casiis yeelan doonaan.

- Advertisement -

Madaxweyne Hassan iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay Sacuudiga, waxaana lagu wadaa inay Madaxda dalkaasi la yeeshaan Kulamo lagu xoojinayo Xiriirka labada dal iyo Iskaashiga dhinacyadda Ammaanka iyo Siyaasadda.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu Boqorka Sacuudiga ka codsado Kaalmo Dhaqaale oo la siiyo Dowladda Somalia, si loogu socodsiiyo Hawlaha Qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts