HomeWararMuwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray Jesiiradda Malta

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray Jesiiradda Malta

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciiddanka La-dagaalanka Daroogadda iyo Dembiyadda ee Jesiiradda Malta ayaa la sheegay inay Hawlgal ay ka fuliyeen Deegaanka Pasevile ku soo qabteen lix qof oo haystay noocyadda Daroogooyinka Khatarta ah. Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay 6 qof oo u kala dhalatay Somali iyo Maltese ku soo qabteen Hawlgalkaasi, isla markaana gurigooda laga […]

- Advertisement -

Ciiddanka La-dagaalanka Daroogadda iyo Dembiyadda ee Jesiiradda Malta ayaa la sheegay inay Hawlgal ay ka fuliyeen Deegaanka Pasevile ku soo qabteen lix qof oo haystay noocyadda Daroogooyinka Khatarta ah.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay 6 qof oo u kala dhalatay Somali iyo Maltese ku soo qabteen Hawlgalkaasi, isla markaana gurigooda laga helay Xashiish iyo Daroogooyinka  khatarta ee Kokaa’iin iyo Murjuwaan.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha la qabtay oo da’dooda u dhexeyso 16 ilaa 30 jir ayaa waxay weli ku jiraan gacanta Boliska, iyadoo maalmaha soo socda la hor-geyn doono Maxkamadda.

Latest stories