HomeWararDEG DEG: Muungaab oo Xilkii laga qaaday iyo Gudoomiye Cusub oo La...

DEG DEG: Muungaab oo Xilkii laga qaaday iyo Gudoomiye Cusub oo La Magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Generaal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab waxana loo Magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaliya ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu xil ka qaadis ku sameeyay General Muungaab.

Weli si rasmi ah looma ogga sababta ka dambeysa xil ka qaadista Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories