HomeWararDhowr Wasiir oo iska casilay Maamulka Somaliland

Dhowr Wasiir oo iska casilay Maamulka Somaliland

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Lix Wasiir, W/Xigeeno iyo Afhayeenkii Madaxtooyadda Somaliland ayaa si wadajir ah isku casilay,, waxayna cambaareeyeen Siyaasadda cusub ee Madaxweyne Silaanyo.

Wasiiradda ugu tunka weyn ee is-casilay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii Arrimaha Dibedda, Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirkii Madaxtooyadda, Xersi Cali Xaaji Xasan, Wasiirkii Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdi Aw Daahir, Caddaaladda, Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Hawlaha Guud, C/risaaq Khaliif, W/xigeenka Deegaanka, Prof. Axmed Xasan. W/xigeenka Dib-u-dejinta, Nimco Qawdhan iyo Afhayeenkii Madaxtooyadda, Axmed Cukuse.

Wareysiyo ay siiyeen Warbaahinta Maxaliga iyo kuwa Caalamiga ayey ku sheegeen inay qoonsadeen Madaxweyne Silaanyo oo ay sheegeen inuu u xagliyey Garab ka mid ah Garabyadda Xisbiga Kulmiye ee isku haya Musharaxnimadda Madaxweynenimadda Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland,  Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dhinac u janjeeray, isla markaana uu taageeray Wasiiro ka soo jeeda Beeshiisa, waa sida uu hadalka u yiri.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories