HomeWararDEG DEG: Lix Wasiir oo iska Casilay Xukuumada Somaliland

DEG DEG: Lix Wasiir oo iska Casilay Xukuumada Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan  6 Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iney iska casilen Xilalkii ay hayen. Wasiirada iscasilay waxa kamid ah wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan, wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdi Aw daahir Wasiirka arrimaha dibedada Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Axmed Xuseen Caydiid.

- Advertisement -
- Advertisement -

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan  6 Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iney iska casilen Xilalkii ay hayen.

Wasiirada iscasilay waxa kamid ah wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan, wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdi Aw daahir Wasiirka arrimaha dibedada Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Axmed Xuseen Caydiid.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts