HomeWararArday Somali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Sweden.

Arday Somali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Sweden.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Arday Somali ah iyo Macallin ayaa lagu dilay weerar uu nin ku hubeysnaa Mindi uu shalay ku qaaday Dugsi ay dhigtaan Ardayda Qaxootiga oo ku yaalla Koonfurta dalkaasi.

Telefishinka TV 4 iyo Wargeyska Expressen ayaa qoray inuu Ardayda Soomaaliga oo la oran jirey Axmed Xasan lagu dilay weerarkaasi.

Hooyadda dhashay Marxuumkaasi oo lagu magacaabo Kiin Mohamed Ali ayaa Saxaafadda u xaqiijisay geerida wiilkeeeda  Axmed Xasan oo 17 jir ahaa.

Waxay intaasi ku dartay in marka uu Wiilkeeda dhaawacmay loola cararay Isbitaalka oo uu ku geeriyooday.

Hooyo Kiin Mohamed Ali ayaa sheegtay inay dalka Sweden yimaadeen muddo saddex sanno ka hor kadib, markii ay ka heleen Magangelyo Qaxootinimo.

Dhinaca kale, Boqorka dalka Sweden, King Carl XVI Gustav ayaa tacsi u diray dadka lagu dilay weerarkaasi ka dhacay Dugsi ku yaalla Degmadda Trolihatan oo ku dhow magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Goterborg.

© Radio Dalsan

Xigasho: Expressen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories