HomeWararSomali Maraykan horey ugu eedeysnaa inay ku biiri lahaayeen Daacish oo Dacwado...

Somali Maraykan horey ugu eedeysnaa inay ku biiri lahaayeen Daacish oo Dacwado cusub lagu soo oogay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shan Somali Maraykan deggan Gobalka Minnesota ee dalkaasi ayaa waxaa mar kale lagu soo oogay dacwado cusub, iyadoo la sheegay inay doonayeen inay Falal Dilal ah ka geystaan dibedda dalka Maraykanka. Shantaasi nin  ayaa shalay la ssoo taagay Maxkamadda Federalka ee magaalladda Minneapolis, waxayna Dacwad-oogayaasha soo bandhigeen qoraal ka dhan ah Eedeysanayaasha oo horey ugu […]

- Advertisement -

Shan Somali Maraykan deggan Gobalka Minnesota ee dalkaasi ayaa waxaa mar kale lagu soo oogay dacwado cusub, iyadoo la sheegay inay doonayeen inay Falal Dilal ah ka geystaan dibedda dalka Maraykanka.

Shantaasi nin  ayaa shalay la ssoo taagay Maxkamadda Federalka ee magaalladda Minneapolis, waxayna Dacwad-oogayaasha soo bandhigeen qoraal ka dhan ah Eedeysanayaasha oo horey ugu eedeysnaa inay doonayeen inay u safraan dalka Syrria, kuna biiraan Dagaalamayaasha Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha la soo taagay Maxkamadda ayaa waxaa  lagu kala magacaabo Hamza Naji Ahmed, Mohamed Abdihamid Farah, Cadnan Abdihamid Farah, Abdurahman Yaasin Daa’ud iyo  Guuled Ali Omar.

Saddex ka mid ah Eedeysanayaasha  waxay si wadajir u qirteen Eedeynta cusub.
Dhinaca kale, Xeer-beegtidda Maxkamadda ayaa waxay dib u dhigeen  dacwadaasi, waxaana filayaa in Dacwadda mar kale la dhegeysan doono bisha Feberaayo ee sannadka soo socda ee 2017-kii.

Latest stories