HomeWararAmbassador Ali Amerika oo iska difaacay Eedeymihii Guddiga QM ee Xayiraadda Hubka...

Ambassador Ali Amerika oo iska difaacay Eedeymihii Guddiga QM ee Xayiraadda Hubka ee Somalia.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Danjirihii Dowladda Somalia u joogay dalka Kenya, Ambassador Mohamed Ali Amerika ayaa sheegay inuu  Kharajka u soo xerooday Safaaradda u adeegsaday inuu ku taageero dadka Soomaalida ee ku dhibaataysan gudaha Kenya.

Qoraal E-mail oo uu Danjire Amerika u diray Guddiga QM ee Kormeerka Xayiraadda saaran dalalka Somalia iyo Eritrea (The Monitoring Group on Somalia), ayaa waxa uu ku faahfaahiyey qaabka uu u bixiyey Kharajyadaasi.

Warbixin ay Guddiga QM soo saareen ayaa waxay ku xaqiijiyeen inay Ambassador Amerika la xiriireen muddadii u dhexeysay bishii September  7-dii ilaa 12-keedii ee sannadkan, xilli uu ku sugnaa magaalladda London.

Waxayna tilmaameen inuu Danjiruhu u sheegay in Kharajkii Baasabooradda ka soo xerooday uu u adeegsaday Arrimo Samafal, kuna caawiyey Qaxootiga ku jira Xerooyinka Dadab iyo Kakuma, Haweenka, Waayeelladda iyo dadka Soomaalida ee aan iska bixin Karin kharajka Isbitaalladda, Soomaalida ku eedeysan Burcad-baddednimadda ee ku xiran Xabsiga Mombasa, Taageerida Ardayda Soomaalida ee u baahan in la caawiyo.

Dhinaca kale, Warbixinta Guddiga QM ee Kormeerka Xayiraadda saaran Somalia iyo Eritrea oo looga hadlay Qoddobo badan, ayaa waxaa lagu sheegay inay jiraan Maamul-xumo oo ka dhacday Safaaradda Somalia ku leedahay magaalladda Nairobi.

© Radio Dalsan  

Xigasho: The Monitoring Group on Somalia

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories