HomeWararDowladda Raashiya oo sheegtay inay Masar khatar ugu jirto inay la mid...

Dowladda Raashiya oo sheegtay inay Masar khatar ugu jirto inay la mid noqoto Somalia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxa Diiwaan-hayaha Qasriga Madaxtooyadda dalka Raashiya, Seerji Ifanoofayaa sheegay inay Masar khatar ugu jirtay sannadkii 2012-kii inay noqoto Somalida Labaad, kana dhacaan Colaado iyo Burbur Dowladeed. Seerji Ifanoof ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS, wuxuuna intasi ku daray inuu Madaxweynaha haatan ee Masar. C/fataax Alsiisii uu badbaadiyey dalkiisa xilligaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Diiwaan-hayaha Qasriga Madaxtooyadda dalka Raashiya, Seerji Ifanoofayaa sheegay inay Masar khatar ugu jirtay sannadkii 2012-kii inay noqoto Somalida Labaad, kana dhacaan Colaado iyo Burbur Dowladeed.

Seerji Ifanoof ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS, wuxuuna intasi ku daray inuu Madaxweynaha haatan ee Masar. C/fataax Alsiisii uu badbaadiyey dalkiisa xilligaas oo uu ahaa Wasiirkii Gaashaandhiga ee Masar.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Madaxa Diiwaan-hayaha Qasriga Madaxtooyadda dalka Raashiya,Seerji Ifanoof waxa uu eedeyn u jeediyey Telefishinka CNN-ka ee laga leeyahay Maraykanka oo uu sheegay inay qaab qaldan uga hadli jireen Rabshadihii ay Akhwaanul-muslimiinka Masar ka wadeen Qaahira sannadkii 2012-kii.

Waxa uu intaasi ku daray inay CNN ku tilmaami jirey Akhwaanul-muslimiinka Dad Dimuqraadiyad-doon ahaa, balse ay  Raashiya u aragto Kooxdaasi waxa uu ugu yeeray Argagixiso.

Hadalka Mas’uulkaasi ayaa ku soo beegmayo iyadoo ay dadka Masaarida dooranayaan Barlamaanka Cusub ee uu dalkaasi yeesho muddo 3-sanno kadib.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Xigasho:  Yom7

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts