HomeWararShirka Wadatashiga Doorashada 2016 oo Maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Wadatashiga Doorashada 2016 oo Maanta ka furmaya Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Waxa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmaya shirka Wadatashiga Doorashada 2016ka iyada oo aad loo adkeeyay Ammaanka Caasimada Muqdisho. Shirka wadatashiga waxa ka qeybgalaya Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya  Madaxda Maamulka Goboleedyada Dalka iyo Xubno ka kala socda Bulshada rayidka iyo Beesha Caalamka. Shirkan waxa looga tashan doonaa Aayaha Doorashooyinka Wadanka Soomaaliya ee la filayo in Sanadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmaya shirka Wadatashiga Doorashada 2016ka iyada oo aad loo adkeeyay Ammaanka Caasimada Muqdisho.

Shirka wadatashiga waxa ka qeybgalaya Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya  Madaxda Maamulka Goboleedyada Dalka iyo Xubno ka kala socda Bulshada rayidka iyo Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Shirkan waxa looga tashan doonaa Aayaha Doorashooyinka Wadanka Soomaaliya ee la filayo in Sanadka dambe 2016 ay ka dhacaan Soomaaliya.

Ammaanka Caasimada ayaa Maanta aad loo adkeeyay inkastoo ay tahay Maalin roobad Hadana Ciidamada Dowlada ayaa la geeyay xarumaha aadka loo ilaaliyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts