HomeWararGanacsade wax ka dhisay Maamul-gobaleedka Galmudug oo lagu dilay Muqdisho.

Ganacsade wax ka dhisay Maamul-gobaleedka Galmudug oo lagu dilay Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ganacsade Gaabe Maxamuud Duqow oo ka mid ah Ganacsatada Suuq Bacaad ee Degmadda Yaaqshiid ayaa xalay lagu dilay agagaarka Xaafadda Afarta Jardiino ee  magaalladda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Kooxo ku hueysan Bistoolado ay Marxuumka  5 xabbadood kaga dhufteen Feeraha, waxaana dhaawaciisa loola cararay Isbitaalka Kaysaney oo uu ku geeriyooday. Ma kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsade Gaabe Maxamuud Duqow oo ka mid ah Ganacsatada Suuq Bacaad ee Degmadda Yaaqshiid ayaa xalay lagu dilay agagaarka Xaafadda Afarta Jardiino ee  magaalladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Kooxo ku hueysan Bistoolado ay Marxuumka  5 xabbadood kaga dhufteen Feeraha, waxaana dhaawaciisa loola cararay Isbitaalka Kaysaney oo uu ku geeriyooday.

- Advertisement -

Ma kala cadda ujeedada rasmiga ee loo dilay Marxuumkaasi oo ka mid ahaa Ergooyinkii Beelaha ee wax ka soo dhisay Maamul-gobaleeda Galmudug ee Bartamaha Somalia.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts