HomeWararXafiiska QM ee Taageeradda Somalia oo ay la soo gudboonaatay Cabsi...

Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia oo ay la soo gudboonaatay Cabsi dhinaca Ammaanka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxa Taageeradda Goobta ee QM, Atul Khare ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Warbixin siinayey Shir ay Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York. Waxa uu tilmaamay in cabsi dhinaca Ammaanka iyo Maalgelinta oo yaraatay dhabarjab ku noqotay Hawlaha ay QM ka wadaan gudaha dalka Somalia, waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Taageeradda Goobta ee QM, Atul Khare ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Warbixin siinayey Shir ay Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.

Waxa uu tilmaamay in cabsi dhinaca Ammaanka iyo Maalgelinta oo yaraatay dhabarjab ku noqotay Hawlaha ay QM ka wadaan gudaha dalka Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Warbixintan oo aan ka soo xiganay Xarunta Wararka ee QM (UN News Center) ayaa waxa uu Diplomaasigaasi ka shanqariyey in shaqaalaha ka hawlgala Xafiiska Taageeradda QM ee Somalia(The UN support Office in Somalia) ay ku shaqeeyaan xaallad adag, isla markaana ay toddobaadkiiba celcelis ahaan hal mar la kulmaan weeraro lala soo beegsado, waa sida uu hadalka u dhigay Madaxa Taageeradda Goobta ee QM, Atul Khare.

Waxa kaloo uu sheegay in Xafiiskaasi ay la soo gudboonaatay Hoos-u-dhaca Kaalmadda lagu socodsiiyo Hawlaha loo xil-saaray, isla markaana aysan fiicnayn Tayadda Adeegyadda Badbaadada. Qalabka Difaaca Goobta iyo Barnaamijka Dhismaha.

Xafiiska Taageeradda QM ee Somalia (The UN support Office in Somalia) oo la asaasay sannadkii 2009-ka, waxa uu u xil saaran yahay Taageero-siinta Hawlgalka Ciiddanka Afrikaanka ee Nbaad-ilaalinta u jooga Somalia ee AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts