HomeWararDhageyso: Siyaasi Somaliyeed oo walaac ka muujiyay Doorashada 2016

Dhageyso: Siyaasi Somaliyeed oo walaac ka muujiyay Doorashada 2016

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah siyaasi aad u la socda xaalada Somalia ayaa ka hadlay Mooshinkii lasoo gaba gabeeyay ee ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan sheikh Max’uud. Wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ayuu ku sheegay in Gudoomiyaha Barlamanka marka la fiiriyo qaabka uu u wajahay Mooshinka ay muujineyso in uu ku garab ahaa Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah siyaasi aad u la socda xaalada Somalia ayaa ka hadlay Mooshinkii lasoo gaba gabeeyay ee ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan sheikh Max’uud.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ayuu ku sheegay in Gudoomiyaha Barlamanka marka la fiiriyo qaabka uu u wajahay Mooshinka ay muujineyso in uu ku garab ahaa Madaxweyne Xash Sheekh Max’uud.

- Advertisement -

Mar la weydiiyay qaabka uu arko doorashooyinka la filayo 2016 ayuu walaac ka muujiyay waxa uu carabka ku dhiftay in qaabka siyaasadeed ee Dowlada xiligaan hadii aan wax laga badalin ay keeni karto in doorashadu ay dib u dhacdo.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts