HomeWararRag Al Shabab ka tirsan oo looga shakisanyahay in ay Afduubteen Macalimad...

Rag Al Shabab ka tirsan oo looga shakisanyahay in ay Afduubteen Macalimad ku sugneyd xerada Dhadhaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dagaalamayaal ka tirsan  Al Shabab ayaa looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen Afduubka Gabar Maclimad ah oo galenkii dambe ee shalay laga Afduubtay meel ku dhaw xeradda Dhadhaab ee waqooyi bari dalka Kenya, sida ay Booliska deegaanadaasi ay xaqiijiyeen. Sidoo kale maclimada ayaa ka shaqeyneysay hey’adda Windle Trust oo ah NGO, waxaana ilaa iyo […]

- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan  Al Shabab ayaa looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen Afduubka Gabar Maclimad ah oo galenkii dambe ee shalay laga Afduubtay meel ku dhaw xeradda Dhadhaab ee waqooyi bari dalka Kenya, sida ay Booliska deegaanadaasi ay xaqiijiyeen.

Sidoo kale maclimada ayaa ka shaqeyneysay hey’adda Windle Trust oo ah NGO, waxaana ilaa iyo hada aan la ogeen halka lala aaday.

- Advertisement -

Paphael Kimiku, oo ah taliye ciidana ayaa sheegay in Gabadha ay dhexda ugashay Afar rag oo hubeysan.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in Gabadhaasi, lagu kaxeystay gaari, waxaana loo maleynayaa in lagala gudbay xadka soomaaliya.

Latest stories