HomeWararWada Hadalka Mooshinka Madaxweynaha oo Maanta Bilaabanaya

Wada Hadalka Mooshinka Madaxweynaha oo Maanta Bilaabanaya

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Waxa Maanta Bilaabanaya Wada Hadalka Mooshinkii Xildhibaanada qaar ay ka keenen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulan gaar ah oo Mooshinka la xiriira ayaa Maanta ka furmaya Xarunta Villa Hargeysa 11 barqanimo waxana ka qeybgali doona Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankan ayaa baaqday isbuucii hore iyada oo loo sababeeyay Maqnaanshaha Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Waxa jira Xildhibaano weli dhaliilsan Shirkan horena u shaaciyay ineysan ka qeybgali doonin.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories