HomeWararMuhaajiriin ay soomaali ku jirto oo Dhibaatadii socdaalkooda ee Yurub, ku qoray...

Muhaajiriin ay soomaali ku jirto oo Dhibaatadii socdaalkooda ee Yurub, ku qoray Wargeyska dalka Denmark

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaxootiga dalka Denmarka ayaa shalay oo jimco aheed waxaa lagu casuumay in fikradahooda ku saabsan dhibaatada socdaalka ee Yurub, ku qoraan Wargeyeska Danish Daily Newspape, ee dalka Denmark. Ilaa 12 ruux oo Qaxooti ah oo sidoo kalena ah Xirfadlayaal Saxaafadeed oo asalkooda ka kala tagay wadamada Somaliya iyo dalal kale, oo sanado jooga dalkaasi, kuna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaxootiga dalka Denmarka ayaa shalay oo jimco aheed waxaa lagu casuumay in fikradahooda ku saabsan dhibaatada socdaalka ee Yurub, ku qoraan Wargeyeska Danish Daily Newspape, ee dalka Denmark.

Ilaa 12 ruux oo Qaxooti ah oo sidoo kalena ah Xirfadlayaal Saxaafadeed oo asalkooda ka kala tagay wadamada Somaliya iyo dalal kale, oo sanado jooga dalkaasi, kuna noolaa, ayaa wax badan oo ku saabsan safarkoodii dhibka badnaa ee ay Yurub, kaga sheekeeyay Qoraalkoodii dheeraa  wargeyskaasi.

- Advertisement -

Tifafriraha wargeyska ay Qaxootiga aragtidooda ku qoreen oo lagu Magaacbo, Christian Jensen, ayaa sheegay in Qaxootigaasi ay noqdeen kuwo ku dheereeye Doodaha dhinaca Siyaasadda.

Dowlada midig-dhexe ee dalka Denmark ayaa balanqaaday in ay qaabilayaan Qaxooti badan.

Suxufiyiinta Maqaalkooda qoray ayaa waxaa ku jiray wariye udhashay dalka Ciraaq, oo diirada saaray dhibaatada haysata haweenka, kuwaasoo ragoodii ka haajiray.

- Advertisement -

Mr Jensen, oo maqaalka wax ku lahaa ayaa yiri” waxaa ka hadalnay Qaxooti. Ajaanibta ee dalkaasi, waxaa la ogaanayay safarkoodii khatarta badnaa.

Soomaalidii ka qeyb-galay Maqaalada ku aadan fikradahooda ku saabsan dhibaatada socdaalka ee Yurub, ayaa sheegay in xitaa ay dhacday in soomaalida qaarkood in ay dabaal ku galaan wadamada qaar ee  Yurub , taasina ay muujineyso sida ay u doonayaan in ay nolo wanaagsan u helaan.

Sidoo kale waxaa ay ka hadleen, sida ay warbaahinta caalamka ay ugu hadasho dumar Uurleh oo soomaaliyeed oo ku dhex umula maraakiibta Samafalka ee badbaadinta usameeya marka ay doomohuuda ay ku dhow yihiin in ay biyaha ku maashoobaan.

Waxaa sidoo ay soo hadal qaadeen, marka ay diibaatadaasi usoo maraay wadamada Yurub, in ay mararka qaar ay dhaco in wadamada ay gaaraan aan lagu soo dhaweyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts