HomeWararMidowga Yurub oo Soomaaliya ugu baaqay in la joojiyo xukunada dilka ee...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu baaqay in la joojiyo xukunada dilka ee rayidka lagu fuliyo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warbixinta Midowga Yurub ayaa waxaa sanadkaan cinwaan looga dhigay Midowga Yurub, waxaa uu kasoo horjeedaa Xukunada Dilka Toogashada ah,Waxaana si weyn ay warbixinta ay uga hadashay dalka Iran, oo inta badan xukunada noocaasi laga fuliyo. Sidoo kale Madaxweynaha Baarlamaanka Midowga Yurub Martin Schulz ayaa qoraal ku sheegay in ay aad ugu wal waleen markii wiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixinta Midowga Yurub ayaa waxaa sanadkaan cinwaan looga dhigay Midowga Yurub, waxaa uu kasoo horjeedaa Xukunada Dilka Toogashada ah,Waxaana si weyn ay warbixinta ay uga hadashay dalka Iran, oo inta badan xukunada noocaasi laga fuliyo.

Sidoo kale Madaxweynaha Baarlamaanka Midowga Yurub Martin Schulz ayaa qoraal ku sheegay in ay aad ugu wal waleen markii wiil 26 jir ah oo lagu magacaabo Reyhaneh Jabbari, ay xukun dil ah ku radiday xukuumada Tehran.

- Advertisement -

Dhinaca kale Warbixin ay soo saaren Midowga Yurub, ayaa waxaa dowlada soomaaliya  loogu baaqay in la hakiyo xukunada dilka ee lagu fuliyo dadka rayidka.

Qoraalka ayaa ay ku sheegeen in ay arkeen qiyaastii 29 kiis oo dilal ah oo sanadkan ay fulisay Maxkamada Militeriga, oo ay diiwaangaliyeen Howgalka Midowga Africa ee AMISOM.

Maamulka Maxakamada ciidamada Qalabka sida ee soomaaliya, oo warbaahinta dhankooda la hadlay ayaa sheegay in sal iyo raad aaneey laheyn warbixinta sheegeysa in Maxkamada Militeriga ay xukuno dil ay ku ridaan dad rayid ah, marka laga soo tago xubnaha Al Shabab iyo ciidamada dowlada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts