HomeWararDEG DEG:Dad Soomaali ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Yemen

DEG DEG:Dad Soomaali ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Yemen

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ayaa goor dhow shaacisay inay 12 qof oo Soomaali ah lagu dilay duqeyn ay Diyaaradaha Isbahaysiga Yemen maanta ka geysteen dalka Yemen. Marxuuminta Soomalida ayaa ku geeriyootay kadib, markii ay Diyaaradaha Sacuudiga gantaallo ku dhufteen Buundo ku taalla Degmadda Bagiim ee Gobalka Sacda ee W/galbeed ee Gobalka Sacda. Warbaahinta Maxaliga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ayaa goor dhow shaacisay inay 12 qof oo Soomaali ah lagu dilay duqeyn ay Diyaaradaha Isbahaysiga Yemen maanta ka geysteen dalka Yemen.

Marxuuminta Soomalida ayaa ku geeriyootay kadib, markii ay Diyaaradaha Sacuudiga gantaallo ku dhufteen Buundo ku taalla Degmadda Bagiim ee Gobalka Sacda ee W/galbeed ee Gobalka Sacda.

- Advertisement -

Warbaahinta Maxaliga ee Yemen ayaa iyagana qoray inay 12 Somali ah ku geeriyootay, dhowr kalena ku dhaawacmeen duqeynta maanta ka dhacday Degmadda Bagiim.

Ma aha markii ugu horreysay oo ay Qaxooti Soomaali ah ku geeriyoodaan Duqeymaha ay Isbahaysiga Sacuudiga ku hayaan Dagaalamayaasha Xuutiyiinta ee Yemen.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts