HomeWararHey’adaha Bini’adanimada Ee Soomaaliya ku sugan oo ka Digay Fatahaado Xoogan oo...

Hey’adaha Bini’adanimada Ee Soomaaliya ku sugan oo ka Digay Fatahaado Xoogan oo ka dhalan kara Roobab Deyrta Ee Sanadkan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ugu Yaraan 30 Hey’adood oo qaabilsan Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya ayaa ka digay Khatar la xiriirta Fatahaado iyo daadad xoogan oo la filayo iney ku dhuftan Geeska Afrika inta lagu jiro ilaa dhamaadka Sanadkan markas oo la filayo Roobabka Deyrta. Hey’adaha waxa ay aad uga digayan El Nino oo is badal xoogan ku sameyn doonta Normalkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu Yaraan 30 Hey’adood oo qaabilsan Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya ayaa ka digay Khatar la xiriirta Fatahaado iyo daadad xoogan oo la filayo iney ku dhuftan Geeska Afrika inta lagu jiro ilaa dhamaadka Sanadkan markas oo la filayo Roobabka Deyrta.

Hey’adaha waxa ay aad uga digayan El Nino oo is badal xoogan ku sameyn doonta Normalkii Xili roobedka iyo Hawada Khatar badan ay ugu jiran qeybo kamid ah Dalka Fatahaado Xoogan.

- Advertisement -

Agaasimaha Hey’adaha Oxfam Ee Soomaaliya Enzo Vecchio ayaa sheegay in  Kumanaan kun oo qof oo Soomaali ah ay imminka ka sii barakaceen Roobabka El Nino.

Hey’adaha oo ay ku jiran World Vision iyo Save The Children ayaa ka digay saameynta ka dhalan karta Roobabka laga filayo dhamaadka Sanadkan bisha December.

500 oo kun ilaa iyo 900 oo kun oo qof ayaa ku nool agagaarka Wabiyada Shabeele iyo Juba waxa ayna dadkasi khatar ugu jiran iney daadadkan saameyan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts