HomeWararDhageyso: Ciidamadda AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeelaha Hoose

Dhageyso: Ciidamadda AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeelaha Hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa kolonyo ka tirsan gadiidka ciidamadda AMISOM waxaa lagula eegtay deegaanka leego ee gobolka shabeelaha Hoose. Lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay kharaxaasi, hase ahaatee wararka ayaa sheegaya in qaraxaasi uu geestay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gudoomiyaha deegnka leego Abuukar Cabdulaahi Isaaq Al cadaala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa kolonyo ka tirsan gadiidka ciidamadda AMISOM waxaa lagula eegtay deegaanka leego ee gobolka shabeelaha Hoose.

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay kharaxaasi, hase ahaatee wararka ayaa sheegaya in qaraxaasi uu geestay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Gudoomiyaha deegnka leego Abuukar Cabdulaahi Isaaq Al cadaala oo la hadlay radio dalsan ayaa ka warbixiyay qaraxa ka dhacay deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts